Gudiga dhismaha masjidka mursal oo ku baaqey in laga qeyb qaato dhismaha masjidkaasi.

0
329

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waxaa dhismo dib u balaarin lagu sameynayaa masjidka ku yaala xaafadda mursal kaa soo ay dhiseyaan dadka xaafadda.Waxaa socda dadaalo tabrucaad loogu raadinaayo masaajidkaasi iyadoona la sameeyey guddi culimo oo qaabilsan aruurinta tabrucaadka masaajidka.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here