Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ururka Dedo Oo Ka mid ah Ururada Ka dhisan Magaalada Baydhabo ayaa waxa uu Magaalada dhexdeeda Bulshada ku nool ugu dhax qeybinayey Face-mass ka Afka Lagu Xirto ku wooda oo aan Awoodin, si ay qeyb ugu noqdaan Ololaha Loogu hortagayo Cudurka Covid 19.
Warkan Waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade