Haweenka Ku Nool Kaamka Faanoole oo Dalbadey in Loo Sameeyo Shaqo Abuur.

0
252

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Qaar ka mid ah haweenka danyerta ah ee ku nool kaamamka ku Yaala duleedka Magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa Waxaa ay sheegen in ay u baahan yihin in loo abuuro shaqo maadama ay shegeen in aan haysan wax daryeel ah oo aan caruurtooda haysan Waxbarasho iyo wax cuno ah ayigoo markoodi hore u xamaalan jirey Caruurtooda.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here