Odayaasha Degmada Qansax dheere Oo ka mahadnaqay Gargaar la soo gaarsiiyey qaar ka mid ah bulshada Degmadaasi.

0
314

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ku dhawaad 800 qoys oo ku nool Degmada Qansax dheere ee gobolka baay gaar ahaan kuwooda ugu nugul ayaa waxaa la gaarsiyey rashiin gar gaar ah oo ay is kugu jiraan bur, bariis, sokor iyo saliid iyagoo qoysaska lagaarsiyey rashiinka ay kamid yihiin dadka sameyey beerahooda ayaxii iyo sicir bararka dhanka rashiinka ah oo ka jirta Degmada Qansax dheere.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here