Tartan Isboortis oo Lagu Soo Dhaweynaayo Bisha Ramadaan oo loo Qabtey Kooxaha Xaafadaha Degmada Buur-Hakaba.

0
273

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Degmada Buur-hakaba ee gobolka baay muddooyinkaani waxaa ka socota horumaro ku aadan dhinaca isboortiska iyadoo kooxaha heerka koowaad iyo heerka labaad loo qabanaayey tartamo kala duwan si bahda isboortiska ee Degmada Buur-hakaba loogu dhiira galiyo.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here