Mid Ka mid ah Haweenka Ku Nool Kaamamka Duuleedka Baydhabo Oo Shaqo Abuur U Noqotey Maqaayada ay Halkaas Ka shido.

0
330

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Nuuney Adow waa Haweeney ay da,deedu tahay 30 sano haysatana 6 Caruur ah oo ay iskuga jiraan gabdho iyo wiilal waxaana ay ku Nooshahay  Duleedka Magaalada baydhabo halkaasi oo ay  Degantahay mudo ku dhow labo sano ,waxeyna  ay ku sameysatey Shaqo abuur yar si ay u maareyso noolasha Reerkeeda.

Warbixintan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here