Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta KG Oo Ururka Dedo Maagalada Baydhabo Kala qeyb gashay Kulan Qur’aan Akhris ah.

0
239

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankaan Qur’aan Akhriska ah oo ka dhacay Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagaga duceysanaayay Aafada Cudurka Covid 19 oo dhibaata kala duwan uu ku hayo Bulshada Soomaalieed gaar ahaan Shacabka KG ,Sidaa darteed Ururka Hormarinta Deegaanka Ee DEDO ayaa kulanka soo qaban qaabiyaay maalmahan dhan ka waday magaalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here