Warbixin:- Horumaro ganacsi oo ka jira suuqyada Degmada Buur-hakaba Ee Gobalka Baay

0
270

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Horumaro fiican oo dhanka ganacsiga ah ayaa waxaa ka jira Degmada Buur-Hakaba ee goboledka Baay madaama muddooyinkii ugu dambeyeen Degmada Buur-Hakaba ay ku soo kordhayeen ganacsiyada noocyadooda kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here