Xuska Maalinta caalamiga ah ee ciribtirka Takoorka, oo Dunidda Laga Xusay

0
491

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Bishii Diseembar 1960, ka dib dhacdooyin ka dhan ah -naceybka meelo badan oo adduunka ka mid ah, Golaha Guud ee Qaramada Midoobay wuxuu meel mariyey qaraar lagu cambaareynayo “dhammaan muuqaalada iyo dhaqamada naceybka midab, diin iyo qaran” sida ku xadgudubka Axdiga Qaramada Midoobay iyo Baaqa Caalamiga ah.

Warbixintan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here