Qaar ka mid ah Bulshada Ku dhaqan Magaalada Baydhabo oo fikirkooda ka dhiibtay Talaalka Oxford-AstraZenece ee dhawaan Soomaaliya soo gaaray.

0
239

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Shan iyo Tabanka Bishaan March Ayaa Waxaa Magaalada Muqdisho Kasoo degtay Diyaaradii ugu horeysay ee Sita Talaalka Cudurka Covid kaasi oo loogu tala galay in la gaarsiiyo Shacabka iyo Madaxda kala duwan Ee dalka oo uu saameyn xoogan ku reebay Cudurka.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here