Odayaasha Dhaqanka KGS Oo Bulshada Uga Baaqey Inay la Shaqeeyaan saraakiisha Caafimaadka si looga hortago Cudurka Safmareenka ee Covid-19.

0
236

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kulankaan oo ay Odoyaasha dhaqanka KG ku yeesheen Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay kaga hadlayeen Xalaadihii ugu dambeeyay Cudurka Covid 19,oo dad badan uu ka dhacay qaarkoodna ay u Geeriyoodeen.

Odoyaasha dhaqanka KG Ayaa Bulshada ugu baaqay in ay La shaqeeyaan Hey’adaha Caafimaadka lana qaato Talooyinkooda ay soo jeedinayaan Lana akhristo Qura’aanka Kariimka si loogu badbaado Afadiisa.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here