Dhalinyarada Baydhabo oo fursad ganacsi oo cusub ka helay iibinta afxirka iyo jeermis dilaayasha looga hortago COVID-19

0
252

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay ee ka shaqeysta Tolista Face maska lagu Xirto afka ayaa waxey shegeen in ay noqotay mid ay ku Mareyaan noloshooda, waxey shegeen in ay ku faraxsan yihiin Tolista face maska taasi oo dhalinyaro badan shaqo u noqatay.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here