Odayaasha Dhaqanka KGS oo Ka Hadlay Dhibaatada Bulshada Uu Ku Heeyo Cudurka Safmarka Ee Covid-19

0
282

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Odyaasha dhaqanka Dowalada Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa Bulushada soomaliyeed gaar ahaan kuwa kasoo jeeda koonfur galbeed soomaliya ayaa waxaa ay ugu baaqeen in ay ka taxadiraan cudurka caabuqa karoon virus oo guud ahan caalamka dhibaato weyn ku haya waxaana ay sidoo kale tilmamen in cudurkan uu saameyn ba,an ku yeeshay dhaqaalaha iyo isku socodka dadka iyo waxabarashada dalka.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here