Wasaarada Howlaha Guud dib u dhiska iyo Guryeynta KG oo Kambaniyada KG Ugu baaqday in ay Bulshada si dhab ah uga Adeegaan.

0
431

Si loo dar dar geliyo Howlaha Shaqo ee ay Bulshada u Hayso Wasarada howlaha guud iyo dib u dhiska guriyeynta KG ayaa Waxa ay Kanbaniyada ka shaqeeya KG u Kusoo rogtay amara lagu xoojinayo Shaqooyinka ay hayaan si ay Shacabka u helaan Adeeg hufan oo Tayeysan.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here