Wasaaradda Waxbarashada KG Oo Baydhabo ku qabatey Shir looga hadlayey Siyaasada Qaab dhismeedka Manhajka Waxbarashada Asaasiga ee Degdeg ah .

0
285

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kulankan Lagu qabtay Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay ay soo qaban qaabisay Wasaarada Waxbarashada KG, Waxaana Kulanka inta uu socdo loogu hadlayaa Sidii loo taageeri lahaa Dadka Waaweyn oo aan Fursad u helin Waxbarasho dhameystiran.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamednor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here