Hooya Soomaaliyeed oo Ka Warbixisey Sida ay u abuuratey Ganacsi yar oo Nolasheeda ku Maareyso.

0
210

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Hooyo Xabiibo Isxaaq Cali oo ay Da, deedu tahay konton iyo shan Sano Kana mid ah haweenka u dhabar adeegey maareynta noolsha reerkooda ayaa waxaa ay iibisaa caano subag iyo masago oo ay ku dhax iibiso suuq yaraha magaalada Baydhabo .

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here