Mid ka mid ah Dhaqaatiirta Xudur Oo Dhalinyarada uga Digay Isticmaalka Kaniiniga Taramadol oo Si Qaldan loo isticmaalo.

0
252

Baydhabo(Radio Arlaadi)-kaniiniga taramdolka waa nooc ka mid ah maandooriyaasha mudooyinkii ugu dambeeyey ee si qaldan u isticmaalaan dhalinyarada jiilka yar Ee hada soo koroya ,wax yeelada ka dhalan karto isticmaalka Kaniinigaasi oo si Darooga ah loo isticmaalo ayaa waxa yeeleyn karta caafimaadka maskaxda iyo jirka intiisa kale.

Warkan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here