Arday dhameysatay barashada Qur’aanka kariimka oo shahaado lagu gudoonsiiyey madarasada Ibnu Cabaas ee Degmada Xudur.

0
290

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasabad ay ku qalab jibinayeen ardey baratey xifdinta Qur’aanka kamiimka ayaa waxaa lagu qabtey Degmada xudur ee Xarunta gobolka bakool, munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galey maamulka degmada xudur, odiyaasha dhaqanka maclimiin waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here