Maamulka Xaafadda Salaamey Oo Shacabka Ugu Baaqey In ay Ka Shaqeyaan Horumarka Xaafadda.

0
250

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maamulka iyo shacabka Xaafadda Salaamey ee Magaalada Baydhabo sanadahaan waxaa ay wadaan dadaalo ku aadan sidii ay ku horumarin lahayeen adeegyada ay u baahan yihiin shacabka ku nool xaafaddaasi.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here