Shir looga hadlaayay hormarinta deegaanka oo lagu qabtay Xafiiska maamulka degmada Xuddur ee Xarunta Gobolka Bakool

0
246

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kulankaan Looga hadlayay Hormarinta Deegaanka Oo Ka dhacay Magaalada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bokool ayaa ka soo qeyb galay Maamulka Gobolka Iyo Kan Degmada Xudur iyo qaar kamid ah Wasaaradaha KG iyo Dowlada Federaalka Somaliya u qaabilsan Hormarinta Bulshada iyo Arimaha Deegaanka,Sida Biyaha Caafimaadka Iyo Maaliyada iyo Madax Ka socotay Hey’adaha Taageera Dowladnimada Somaliya.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamednor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here