Wasaaradda Qorsheyn XFS iyo tan KG oo kulan looga hadlaayay hormarinta Dhaqaalaha ugu furmay magaalada Baydhabo.

0
198

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankan oo si wadijar ah ay u soo qaban qaabiyeen Wasaaradda qorsheyn XFS iyo tan Dowlada Goboleedka Konfur galbeed oo looga hadlaayey suurta galnimada fulinta mashruuca Ilet oo ah mashruuc lagu hormarinayo dhaqaalaha koonfur Galbeed soomaliya.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here