Maamulka Jaamacada ZamZam Oo Sheegay in Beeralayda KG ay Siiyaan Tababar ku Saabsan Habka Cusub Ee Dunida Waqtigan Wax Loogu Beerto.

0
241

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Jaamacada ZamZam Ee qeybteeda Magaalada Baydhabo Ayaa ah Jaamacad Si gaar ah Loogu Barto Cilmiga Beeraha Oo Muhiim U ah Beeralayda Ku nool KG.

waxaa jaamacada wax ku barta Ardey fara badan oo Xiisanaya Cilmiga Beeraha Hasa ahatee waxaa sidoo kale jirta Beeralayda Gobolka Bay ay Jaamacada Cilmi Kororsi u doontaan si ay ugu Fududaato Dabcashada dhibka fara badan ay kala kulmaan,Kaasi oo ay ka helaan Maamulka iyo Ardeyda Jamacada Zamzam ayagoo lasiiyo qaababka kala duwan dunida waqtigan wax u beerato sida loola dagaalamo Cayayaanka Beeraha soo weerara Sida uu Sheegayo Gudoomiyaha Jaamacada ZamZam Qeybta Baydhabo Aadan Abdi Isak.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamednor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here