Ardeyda Jaamacada Baay oo Doortey Gudoomiye iyo Gudoomiye ku Xigeenka Ardeyda Jaamacaddaasi

0
241

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Hotel Bakiin ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu qabtey doorasho lagu soo dooranaayey gudoomiyaha iyo ku xigeenkiisa Ardeyda midowga Jaamacadda BU, waxaana ka soo qeyb galey hogaamiyaha jaamacadda, ardeyda iyo maclimiinta jaamacadda, masuulinta midowga iskuulada Magaalada Baydhabo, gudoomiyaha waxbarashada Degmada Baydhabo iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here