Agaasimaha Isbitaalka Degmada Xudur oo bulshada uga baaqey in la raaco Talooyinka dhakhaatiirta ee ku aadan ka Horrtaga cudurka Covid 19

0
257

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dr Isxaak Maxamed Nuur oo ah Agaasimaha Cisbitaalka degmada xudur Ee xarunta gobolka bakool ayaa waxaa uu ka Hadley muhiimada ay leedahay qaadashada afxirka iyo kala fogaanshaha bulshada dhaxdeeda Si looga hortago faafitaanka cudurka korona.

Warkan waxaa inoo haya Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here