Mid ka Mid ah dhaqaatiirta ka howlgasha Cisbitaalada Baydhabo oo Haweenka uga baaqday in ay ku xirnaadaan xarumaha caafimaadka Xiliyada ay uurka leeyihiin

0
332

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Drs Nimco Maxamed Nuur oo ka mid ah dhaqaatiirta ku howl gasha Magalada baydhabo ee xarunta gobolka baay gaar ahaan cisbitaalka Shaafi ee magalada baydhabo oo xaruntaasi u qaabilsan cudurada Guud ee haweenka ayaa waxa ay raadiyow arlaadi uga warbixisey Adeegyada Caafimaad ee ay bixiso.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here