Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Soomaaliya Oo ka hadashay Abaaraha ka jira dalka.

0
248

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shir jaraa’id ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa ka hadashay abaaraha iyo biyo la’aanta ka jirta dalka.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here