Gudoomiyaha Qaxootiga iyo Barakacayaasha KG oo ka hadlay arimaha dib u dejinta barakacayaasha KG.

0
355

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Toban iyo Todoba kun iyo sagaal qoys oo barakacayaal ah kuna nool xeriyaha barakacayaasha ee magaalada baydhabo ayaa dib u dajin u sameysay Hay’ada Qaxootiga iyo Barakacayaasha Koonfur Galbeed Soomaaliya sida uu sheegay Cabduqaadir Cali oo ah gudoomiyaha Gudiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha Koonfur Galbeed oo uu shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Magaalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here