Maamulka Degmada Baydhabo Oo Kormeeray Dhismo Tukaamo Cusub Oo Ka Socda Suuqa Magaalada.

0
294

Gudoomiyaha degmada Baydhabo Xasan macalin Axamed bikoole oo ay wehelinayaan Gudoomiye ku Xigeenka siyaasada iyo Amniga degmada Baydhabo Isxaag maxamed taygaab xogeyaha dowalada hoose degmada baydhabo iyo masuuliyeen kale waxay manta kormeer shaqo ah ay ku tagen suuqa kawaanka magalada bayhabo kaasi oo dhawantan lagu dhiisey ku dhawaad 16 Tukaamo oo ay dhistay dowalada hoose ee degmada baydhabon ayaado ay ka shaneeyso hey,aada konseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here