Laba ka mid ah Wasiirrada dalka Joordan ayaa is casilay, kadib markii ay jabiyeen xayiraadaha cudurka COVID-19

0
288

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirrada Arrimaha Gudaha iyo Caddaalada ayaa iscasilay kadib markii ay ka qeyb-galeen xaflad casho ah oo ka dhacday Maqaaxi jabisay xayiraadaha Coronavirus.

Raysal Wasaare Bisher al Khasawneh ayaa Axaddii aqbalay iscasilaadda wasiirka arimaha gudaha Samir Mobeideen iyo wasiirka cadaalada Bassam Talhouni, kadib markii lagu eedeeyay in ay jabiyeen shuruucda xayiraadaha Covid-19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here