Maamulaha Cisbitaalka Shaafi Ee Magaalada Baydhabo oo ka Warbixiyey Guud ahaan adeegyada uu bixiyo Cisbitaalkaasi.

0
312

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Cisbitaalka shaafi oo ka mid ah Cisbitaalada dhowaan laga hirgeliyey magaalada baydhabo ee xarunta gobolkla baay ayaa Ka mid ah cisbitaalada ay bixiyaan adaagyada guud ee Caafimaadka oo ay inta badan ay u baahan yihiin bulshada ku Nool deegaanada KGS.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here