Wasaaradda Caafimaadka KG Oo Ka Hadashey Qiimeyntii uga Dambeysay Bishaan Dadkii Laga Heley Cudurka Safmarka ah ee Covid-19.

0
333

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Iyadoo Cudurka Covid 19 Soomaaliya uu Hada Ku soo Laba Kacleeyey Waxaa la diiwaan giliyay Kiisas badan,Magaalada Baydhabo Ee Xarunta KMG KG ayaa ka mid ah Meelaha Kiisaskaas Laga diiwaan geliyay.

Dr Abdurahmaan Mahamed Xasan Isku Xiraha Laamaha Caafimaadka Wasaarada Caafimaadka KG ayaa Sharaxaya Kiisaskii ay diiwaan geliyeen tan iyo markii uu Cudurka Somaaliya Soo gaaray iyo Soo Laba kacleyntiisa.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamednor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here