Baydhabo(Radio Arlaadi)- Degaanka Haween ee gobolka baay ayaa waxaa uu ka mid yahay Degaanada xiligaan laga dareemaayo waxbarsho la’aan waxaana Caruurta deegaankaasi ay u badan yihiin kuwa gaarey waqtigii Waxbarshada maadama aan degaanka laheyn iskuul ay dhigtaan.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir