Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Warshadaha KG Oo Xariga ka Jarey Beerta Baydhabo Oo Kamid ah Goobaha Dalxiiska ee Magaalada.

0
435

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Balaarinta ganacsiyada kala duwan waxey qeyb weyn ka qadataa horumarinta Degaanka taasi oo sahasha in guulo la taaban karo laga gaaro dhismaha iyo adeegyada aas aasiga u ah bulshada Degaankaasi.

Sanadahaani Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay waxaa ku soo kordhaayey xarumooyin ganacsi oo ay maalgashanayaan dadka ku nool Magaalada Baydhabo iyo kuwii dib ugu soo laabtey sanadahaan.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here