Qoysas Danyar ah Oo ku nool Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Oo Deeq Raashin ah la Garsiiyey.

0
416

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Deeq Raashiin ah oo isagu jirta Bur bariisa sokor iyo saliid ayaa Waxaa loo qeybiyey ku dhowaad lix boqol oo qoys kuwaasi oo Ku nool degmada waajiid ee Xarunta Gobolka Bakool kuwaasi oo ay wajiyadooda laga dareemayey farxada.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here