Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono 5 ta horyaal ee ugu waa weyn Yurub

0
289

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kulamo ka tirsan shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub ayaa maanta iyo caawa la ciyaari doonaa, waxaana ay kala yihiin, Premier League, La Liga, Serie A, Bundesliga dalka Jarmalka iyo Ligue 1.

Kooxaha Manchester City, Barcelon, Juventus, Bayern Munich ayaa ka mid ah kooxaha maanta iyo caawa ciyaari doona horyaalladooda.

Horyaalka Premier League waxaa ugu madax fiiqan kulanka ay wada dheeli doonaan kooxaha Manchester City iyo West Ham United, & midka ay Leeds United ay soo dhaweyneyso kooxda Aston Villa.

Horyaalka La Ligaha Spain kulanka ugu weyn caawa waa mid ay Kooxda Sevilla soo dhaweyn doonto Barcelona, halka horyaalka Bundesliga ay Bayern Munich caawa fiidkii ay soo dhaweyn doonto naadiga 1. FC Köln

Dhinaca kale horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga Kooxda Juventus ayaa booqan doonta Naadiga Hellas Verona, halka Bologna ay iyadana soo dhweyn doonto kooxda kubadda cagta Lazio.

Haddaba halkaan hoose ka eeg Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee Yurub & Saacadaha ay soo geli doonaan:-

ENGLAND – PREMIER LEAGUE

03:30 Gabalbnimo: Manchester City vs West Ham United

06:00 Maqribnimo: West Bromwich Albion vs Brighton & Hove Albion

08:30 Habeenimo: Leeds United vs Aston Villa

11:00 Habeenimo: Newcastle United vs Wolverhampton Wanderers.

SPAIN – LALIGA SANTANDER

04:00 Galabnimo: Eibar vs SD Huesca

06:15 Maqribnimo: Sevilla vs Barcelona

08:30 Habeenimo: Deportivo Alaves vs Osasuna

11:00 Habeenimo: Getafe vs Valencia.

ITALY – SERIE A

05:00 Galabnimo: Spezia vs Parma Calcio 1913

08:00 Habeenimo: Bologna vs Lazio

10:45 Habeenimo: Hellas Verona vs Juventus.

GERMANY – BUNDESLIGA

05:30 Galabnimo: Bayern Munich vs 1. FC Köln

05:30 Galabnimo: Borussia Dortmund vs Arminia Bielefeld

05:30 Galabnimo: VfB Stuttgart vs Schalke 04

05:30 Galabnimo: Wolfsburg vs Hertha Berlin

08:30 Habeenimo:  RB Leipzig vs Borussia Moenchengladbach

FRANCE – LIGUE 1

03:00 Galabnimo: Bordeaux vs Metz

19:00 Habeenimo Dijon vs Paris Saint-Germain.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here