Maamulka Dowlada hoose ee Degmada Baydhabo oo Soo Bandhigay Tirikoobkii Uga Dambeeyay Ee Guriyaha Magaalada Baydhabo.

0
303

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dahfurka Wajiga koowaad ee tirakoobka guriyaha oo laga hirgaliyay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxaa ka soo qeyb galeen maamulka degmada iyo kan gobolka, masuuliyiin ka tirsan qaar kamid ah wasaaradaha KGS, gudoomiyaasha Xaafadaha iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here