Wasaaradda Waxbarashada KG Oo Sheegtay In ay Waxbarasho Siin Doonto Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ah.

0
251

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxbarashada Ardayda Naafada ah iyado oo la tixgelinayo baahidooda Waxbarasho ee shaqsiyeed taasi oo ujeedadeedu tahay in si buuxda loo horumariyo awooddooda iyo madax-bannaanida iyo ka-qaybgalka bulshada.
Waxbarashada Baahiyaha Gaarka ah waxaa loo fuliyaa siyaabo kala duwan oo ay ku jiraan fasallo gaar ah iyo iskuulo qaas ah oo loo yaqaan Dugsiyada Waxbarshada Dadka Baahiyaha Gaarka ah.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here