Mashruuc Dib loogu Nooleynayo Dhireynta Deegaanada KGS oo Laga daah Furay Magaalada Baydhabo.

0
273

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Mashruuc loogu talagalay dhireynta deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa wuxuu ka furmey magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay. Mashruucan Waxaa iska kaashanaya Wasaarada Bay’ada iyo Duur joogta Dowlad Goboleedka KGS iyo Xafiiska UNSOM Ee Magaaalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here