Gudiga Barakacayaasha KG Oo Kormeerey Goobo Loogu Talagalay Iney Degaan dadka Barakacayaasha ee Ku nool Baydhabo

0
236

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudoomiyahay Gudiga Qoxootiga Iyo Barakacyaasha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Abduqaadir Ali Maxamed iyo Qaar Ka Mid ah Hay’adaha Ka Shaqeeya Arimaha Gar Gaarka ayaa Waxaa ay Boogasho Ku Tageen Goob Looga Tala Galey in ay Degaan ahaan ay u Degaan sadaan Dadka Barakacyaasha ah oo aan haysanin Dhul ay Degaan Ka Dhigtaan.

Warkan waxaa inoo haya Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here