Kulan looga Hadlaayey Xalinta Khilaafka Bulshada Dhexdeeda oo Lagu Qabtay Magaalada Baydhabo.

0
238

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Waxaa Lagu Qabtey Kulan looga Hadlaayey Caqabadaha Soo Wajaha Bulshada Dhaxdeeda Waxaana Kulanka Ka Soo Qeyb Galey Maamulka Degmada Baydhabo, Aqoonyahno Dhalinyaro iyo ururada Bulshada Qeybaheeda Kala Duwan.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here