Wararka Aabe Soomaaliyeed oo Nolashiisa Ka Mareeyo Ka Ganacsiga Cadeyga Magalada Baydhabo By RADIO ARLAADI - February 15, 2021 0 274 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baydhabo(Radio Arlaadi)- Xoogsato badan oo isugu jira dhalinyaro ah iyo dad da’ ah ayaa ka shaqeysta iibinta cadeyga kaasi oo laga keeno deegaano ka baxsan magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar https://radioarlaadi.so/wp-content/uploads/2021/02/WARKA-BISHAAR-IIBINTA-CADEYGA-.mp3