Amisom oo Tababar Ku saabsan Tabinta Dooroshooyinka Baydhabo Ugu Furtey Qaar Ka mid ah Wariyaasha Ka hawlgala Deegaanada KG.

0
230

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tababarkan oo lagu baranaayey tabinta doorashooyinka oo ay soo qaban qaabisey howlgalka midowga afrika ee Amisom qeybteeda Arimaha bulshada ayaa magaalada baydhabo uga furmay qaar ka mid ah wariyaasha ka howlgaala Baydhabo iyo Xudur ee koonfur galbeed soomaaliya.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here