Baydhabo(Radio Arlaadi)-Â Maalinta Raadiyaha Adduunka ayaa maanta oo kale loo dabaaldegaa sanad kasta.sandkaan 2021 waxaa uu kusoo beegmay sanad uu shaqo badan qabtay raadiyuhu maadaaba uu dinida uu ka dilaacay cudurka ‘Covid-19’, Raadiyahuna waxaa uu kaalin muuqta kaqaatay sidii ay dadku loo wacyi galin lahaa.
Warbixintan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamednor Warcade