Bulshada Ku Nool Xaafada Salaamey ee Magaalada Baydhabo Oo Olole isxilqaan ah ku Dhisaneya Buundo Muhiim U ah Isu socodka Bulshada.

0
270

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waxaa heer geba-gebo ah marayaa dhismaha buundada xaafadda salaamey ee Magaalada Baydhabo, taasi oo dhismaheeda iska kashanayaan Maamulka gobolka baay, kan Degmada Baydhabo iyo bulshada ku nool Xaafadda Salaamey.

Buundadaan ayaa inta badan waxaa lagu dhisayaa si isxilqaan ah madaama ay tahay waddo muhiim u ah bulshada xaafadaasi.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here