Wasiirka Caafimaadka XFS Oo ku dhawaaqday in uu jiro koror saaid ah oo uu sameynayo faafitaanka cudurka Corona-virus gudaha dalka.

0
235

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaaradda Caafimaadka Dowlada Fadaraalka Soomaliya ayaa Bulshada la wadaagtay Digniin ku saabsan soo laba kacleynta Xaaladda Cudurka Karoona.

Marow Fowsiyo Abiikar Nuur oo ah Wasiirka Wasarada Caafimaadka Dowlada Fadaraalka Soomaaliya ayaa Waxaa ay sheegtey in la xaqiijiyey labadii isbuuc ee uga Dambeeyey in ay jireyn korar ku yimid dadka uu soo ritay cudurka Covid 19.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here