Shir looga Hadlaayey Wadatashiga Sameynta Hagaha Macalinka ee Faydhowrka iyo Biyaha Dugsiyada oo Baydhabo lagu qabtay.

0
259

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Shirkan oo ay iska kaashanayaan Wasaaradda Waxbarashada Koonfur galbeed iyo tan federaalka ayaa waxaa loogu hadlaayay sidii loo sameyn lahaa Hanaan hagaya Hanaanka waxbarashada gaar ahaan Nadaafada iskuulada si aysan Ardeyda u noqon kuwa Abuura Cuduro ama uu ku dhax faafo.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamednor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here