Maamulka Degmada Waajid oo Deeq Lacageed Gaarsiiyey Xarunta Waxbarashada Agoonta Ee Degmadaasi.

0
278

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Laba kun oo dollar oo ka timid Barey maayaquus foundation ayaa waxaa La siiyay carruurta agoonta ee wax ka baranayaan dugsiga agoonta ee degmada waajid ee gobolka Bakool,gudoomiyaha iyo ku xigeenkiisa ee degamada waajid ayaa waxay booqdeen dugsiga agoonta ee degmada waxay cunug walbo ay siiyeen lacagtii looga talagalay.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here