Madaxweynaha Turkiga oo shaaca ka qaaday qorshe uu dalkiisa hawada ugu dirayo dayax gacmeed

0
323

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka qaaday qorshe uu dalkiisa markii ugu horreysay hawada ugu diraya dayax gacmeed.
Wuxuu sheegay in sanadka 2023-ka ay dhaqan gelinayaan qorshahan oo ay cirbixiyeeno

ugu dirayaan dayaxa xilliggaas oo loo dabbaal degayo 100 sano guuradii kasoo wareegtay markii la aasaasay jamhuuriyadda Turkiga.

Erdogan wuxuu sidoo kale sheegay in qorshaha hirgelintiisa ay ka caawin doonaan dalal caalami ah oo ay saaxibo yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here