Qaar ka mid ah Ganacsatada Magaalada Baydhabo oo dhibaato weyn ku Tilmaameen Dab demis La’aanta Ka Jirta Magaalada.

0
327

Baydhabo(Radio Arlaadi)-27 January iyo 3 February isla sanadkaan 2021 Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay waxaa labo goobood kala duwan ka Kacey dab kuwaasi oo inta badan hantadii taashey ay ku bas beeshay.

Labada xarun ee sanadkaan ku gubteen ayaa kala ah shirkadda sameysa joodariyaasha ee shaakir iyo goob kale oo ganacsi ah oo lagu iibinaayey shidaal iyo wax yaabo kale, inta ay socdeen gubashada goobahaani ma helin gurmad aan ka badneen shacabkii ka qeyb qaadanayeen daminta dabkaasi taasi oo nasiib daro ku ah shacabkii lahaa hantadaasi oo iyagoo arkaayo halkaasi ay ku bas baleen.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here