Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay ayaa Lagu qabtey kulan Looga arinsanaayey Faafinta Siyaasada Wax Barashada Dadka Baahiyaha Gaarka qaba Waxaana Kulanka soo qaban qaabisey Wasarada Waxbarashad Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Kaashaneysey Wasaarada Waxbarshada Dowlada Fedaraalka Soomaliya.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir